Text Practice Mode
imtixaanka qoraalka
created Sep 5th, 09:23 by sakiabdijama
1
231 words
46 completed
0
Rating visible after 3 or more votes
00:00
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa hay’adaha la shaqeeya bulshada Soomaaliyeed ay ku baraarugeen in qoysas badan oo bulshada ka mid ah ay ka walaacsan yihiin luminta afkii iyo dhaqankii iyo in caruurtooda aan la siin agab waxbarasho oo ka tarjumaysa dhaqanka Soomaalida. Si baahidaas wax looga qabto, Kooxda Badbaadada Qoyska Soomaaliyeed waxay la shaqeysay Maktabadda Dadweynaha Seattle, Maamulka Guryeynta Seattle iyo Dugsiyada Dadweynaha Seattle iyo 5 qoys oo Soomaali ah si loo abuuro Baro Af-Soomali.
saving score / loading statistics ...